Madaxweyne Kenyatta oo ku dhawaaqay go’aan ka farxiyey Shacabka dalkiisa

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaaku dhawaaqay in laga bilaabo berito la qaaday xayiraaddii dhinaca safarka ee saarneyd magaalooyinka Nairobi, Mombasa iyo Mandhera. Wuxuu intaas ku daray in muddo 30 maalmood ah oo kale lagu daray bandowga xilligii habeenkii ee lagu soo rogay dalkaas si looga hortaggo fiditaanka cudurka Covid-19. Duulimaayada gudaha Kenya ayaa la furi … Continue reading Madaxweyne Kenyatta oo ku dhawaaqay go’aan ka farxiyey Shacabka dalkiisa